Saraakiil & dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu duqeeyey Jubada dhexe

Dowladda Somalia ayaa shaacisay in 15 ka mid ah dagaalyahanada Alshabaab lagu dilay tiro kalena ay ku dhaawacmeen duqeyn xalay ciidamada Maraykanku la beegsadeen tuulada Hargeysa yarey ee gobolka Jubadda dhexe. Wakaalada Wararka  ee SONNA ayaa faafisay in goobta la duqeeyey ay ku shirsanaayeen ku dhowaad 30 ka tirsan Saraakiisha Al-Shabaab. Duqeynta ayaa ka dhacday … Continue reading Saraakiil & dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu duqeeyey Jubada dhexe